Dowlada Somalia oo ka carootay Shirkii Deni iyo Beesha caalamka ee Nairobi ka dhacay

Dawladda Soomaaliya ayaa kacarootay wadahadal maanta dalka Kenya ku yeesheen Puntland iyo wakiilada caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya, iyadoo ay Puntland madashan ka sheegtay in aysan la shaqeyneyn dawladda Federaalka. Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo Puntland, ayaa sheegtay in aysan wadahadal layeelan doonin dawladda Federaalka, ayna doonayaan in kaalmada Soomaaliya magaceeda lagu bixiyo toos … Continue reading Dowlada Somalia oo ka carootay Shirkii Deni iyo Beesha caalamka ee Nairobi ka dhacay